Daroogo lagu qiimeeyey “$14 Milyan” oo lagu qabtay garoonka Addis ababa (Sawirro)

Garoonka dayuuradaha Pole ee magaalada Adiss Ababa ayaa waxaa lagu qabtay 97.48kg oo xashiishadda loo yaqaano “cocaine-ta” ah. Xashiishadan ayaa ku kala  jirtay labo shandadadood oo miisaankoodu kala ahaa 48.62 Kg iyo 48.86 Kg. sida ay boolisku sheegeem Waxaa watay oo lagu qabtay eedaysane ka yimid Nairobi oo aan la shaacin dhalashadisa iyo magaciisa, kuna … Continue reading Daroogo lagu qiimeeyey “$14 Milyan” oo lagu qabtay garoonka Addis ababa (Sawirro)